Wasiirka A/dibeda Kenya oo si jees jees ah uga hadashay Masuuliyiintii laga soo celiyey Nairobi

Wasiirka Arrimaha Dibadda Kenya Monica Juma ayaa si oo jeesjees ku jiro uga jawaabtay su’aal ku saabsaneyd mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Somalia oo laga celiyey Kenya, kadib markii loo diiday Visa-ha Kenya oo markii hore garoonka lagu siin jiray. Iyadoo ka hadleysay shir jaraa’id ayey sheegtay Monica Juma in arrintaasi wax lala yaabo ay tahay, … Continue reading Wasiirka A/dibeda Kenya oo si jees jees ah uga hadashay Masuuliyiintii laga soo celiyey Nairobi